Mareykanka oo talaabadii ugu horeysay qaaday ka dib balloon basaas ah ee Shiinuhu dulmariyey

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa sheegay in go’aanka Shiinaha ee ah in buufin muuqata oo basaasnimo ah uu dul mariyo Mareykanka uu yahay wax aan la aqbali karin. Blinken ayaa la qorsheeyay inuu booqdo Beijing laga bilaabo 5-ta ilaa 6-da Febraayo si uu ugala hadlo arrimo badan, oo ay ka mid yihiin … Continue reading Mareykanka oo talaabadii ugu horeysay qaaday ka dib balloon basaas ah ee Shiinuhu dulmariyey